Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa xilligan uu shir deg deg ah u socdaa xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka iyo taliyeyaasha hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya, sida ay ogaatay Caasimada Online. Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa ka socda guriga Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qayb-galaya inta badan xubnaha […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.