Dowladda Boqortooyada Midowday (UK) ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Baydhabo iyo saameynta ay ku yeelanayaan shacabka,
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.
Baydhabo (Caasimada Online) – Dowladda Britain ayaa ka hadashay dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Baydhabo, iyadoo walaac ka muujisay saameynta ay colaaddaasi ku yeelan karto dadka rayidka ah iyo xaaladda bani’aadannimo ee Koonfur Galbeed. Safaaradda Britain ee Soomaaliya ayaa bayaan ay maanta soo saartay ku sheegtay inay dhammaan dhinacyada ku lugta leh iska horimaadyada […]
Dowladda Boqortooyada Midowday (UK) ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Baydhabo iyo saameynta ay ku yeelanayaan shacabka,