Ciidamada dowladda Itoobiya iyo xulafadooda ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada istiraatiijiga ah ee Alamata, oo ka tirsan gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, kaddibmaalmo ay dagaallo ka socdeen dhowr jiho oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo xoogagga fallaagada.
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.