Skip to main content
See every side of every news story
Published • loading... • Updated

Daawo: Ujeedka Wafdiga DF Ee Maanta Gaaray Beledweyne

Summary by Caasimada Online
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi culus u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay, iyada oo ujeedka uu yahay inay ka qayb-qaataan dadallada lagu qaboojinayo xiisadda ka taagan magaaladan oo ka dhalatay doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirka Batroolka, […]
DisclaimerThis story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.

1 Articles

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi culus u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay, iyada oo ujeedka uu yahay inay ka qayb-qaataan dadallada lagu qaboojinayo xiisadda ka taagan magaaladan oo ka dhalatay doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirka Batroolka, […]

Read Full Article
Think freely.Subscribe and get full access to Ground NewsSubscriptions start at $9.99/yearSubscribe

Bias Distribution

  • There is no tracked Bias information for the sources covering this story.

Factuality Info Icon

To view factuality data please Upgrade to Premium

Ownership

Info Icon

To view ownership data please Upgrade to Vantage

Caasimada Online broke the news on Tuesday, November 10, 2026.
Too Big Arrow Icon
Sources are mostly out of (0)
News
Feed Dots Icon
For You
Search Icon
Search
Blindspot LogoBlindspotLocal