Mooyaale (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo mar kale dib uga qarxay gudaha magaalada Mooyaale oo dhacda xadka u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Kenya, cheese oo u dhexeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Dagaalka oo socday saacado badan ayaa soo bilowday xalay, wuxuuna soo gaaray illaa barqadii maanta, iyada oo […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.