Baghdad (Caasimada Online) – Dowladaha Soomaaliya iyo Ciraaq ayaa maanta ku heshiiyay arrim muhiim ah, kadib kulan labada geesood ah oo ay yeesheen wasaaradda arrimaha dibadda labada dal oo is arkay intii lagu guda jiray kulanka 52-aad ee wasiirrada arrimaha dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.