Pretoria (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa maanta oo Jimce ah si rasmi ah uga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ee Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Koonfur Afrika, Aadam Isxaaq Cali. Munaasabadda ayaa ka dhacday xarunta Madaxtooyada Koonfur Afrika ee magaalada Pretoria, iyadoo safiirka cusub uu si rasmi ah ugu gudbiyay […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.