Sept 09-(Jowhar)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibril Abdirashid Haji Abdi iyo madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si rasmi ah u daahfuray maanta bilowga mashruuca dib-u-dhiska Biyo-xireenka Sabuun, oo ah mid ka mid ah tiirarka ugu muhiimsan ee Mashruuca Kaydinta Biyaha ee Jowhar (JOSP). Wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dowlada […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.