Baydhaba (Caasimada Online) – Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu qaadayo guluf culus oo ka dhan ah ciidanka taabacsan Lafta-gareen ee qabsaday degmooyinka Qansaxdeere, Bardaale, Buurhakaba iyo Diinsoor ee gobolka Baay. Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Nuur Siidow Baaba oo la hadlay Somali Cable Tv ayaa sheegay in shacabka ay maqli doonaan war ay […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.