Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa galabta kulan miro-dhal ah la qaatay sii-hayaha safiirka xilka kasii degaya ee Mareykanka, Mudane Justin Davis, iyo sii-hayaha cusub ee Safaaradda Mareykanka, Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz. Kulanka ayaa looga hadlay arrimo xasaasi oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.