Skip to main content
Discover what's not being covered
Published • loading... • Updated

Itoobiya Oo Soo Saartay Hanjabaad Culus: Badda Cas Looma Deyn Karo Dhowr Dal

Summary by Caasimada Online
Bahir Dar (Caasimada Online) – Itoobiya ayaa ka digtay in dhaqdhaqaaqyada militari ee ku sii kordhaya Badda Cas, loollanka quwadaha shisheeye iyo wearrada maraakiibta ganacsiga ay halis ku yihiin xasilloonida gobolka iyo ganacsiga caalamka. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya, Redwan Xuseen, ayaa digniintan ka jeediyay kulan ay ergayda gaarka ah ku yeesheen magaalada […]
DisclaimerThis story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.

2 Articles

Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya, Redwan Xuseen, ayaa sheegay in arrimaha amniga Badda Cas aan lagu koobi karin oo keliya dalalka

Bahir Dar (Caasimada Online) – Itoobiya ayaa ka digtay in dhaqdhaqaaqyada militari ee ku sii kordhaya Badda Cas, loollanka quwadaha shisheeye iyo wearrada maraakiibta ganacsiga ay halis ku yihiin xasilloonida gobolka iyo ganacsiga caalamka. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya, Redwan Xuseen, ayaa digniintan ka jeediyay kulan ay ergayda gaarka ah ku yeesheen magaalada […]

Think freely.Subscribe and get full access to Ground NewsSubscriptions start at $9.99/yearSubscribe

Bias Distribution

  • There is no tracked Bias information for the sources covering this story.

Factuality Info Icon

To view factuality data please Upgrade to Premium

Ownership

Info Icon

To view ownership data please Upgrade to Vantage

Caasimada Online broke the news on Sunday, October 25, 2026.
Too Big Arrow Icon
Sources are mostly out of (0)
News
Feed Dots Icon
For You
Search Icon
Search
Blindspot LogoBlindspotLocal