Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guul-dareysatay inay dhaqan-geliso dastuurka cusub, xilli maanta ay ku egtahay muddadii lixda bilood ahayd ee ay dowladdu sheegtay inay ku dhammaystirayso hirgelinta qodobbadiisa. Xukuumadda Federaalka ayaa horey u sheegtay inay muddadaas qaadi doonto tallaabooyin lagu dhaqan-gelinayo dastuurka, isla markaana lagu waafajinayo hay’adaha iyo mas’uuliyiinta dowladda qodobbada […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.