Moyale (Caasimada Online) – Dad dhowr ah ayaa ku dhintay dagaal maalmihii u dambeeyay magaalada Moyale ku dhex marayay ciidamada dowlad-deegaannada Soomaalida iyo Oromia ee dalka Itoobiya, sida ay ilo wareedyo Sabtidii u sheegeen wakaaladda wararka AFP. Dagaalka, oo salka ku haya muranno dhuleed, ayaa billowday Talaadadii, kaddib markii calanka dowlad-deegaanka Soomaalida laga taagay magaalada. […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.