Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo mar kale ka dhacday aagga deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii si arxan darro ah halkaas loogu dilay askari ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Askariga oo lagu magacaabi jiray Axmed Shire Xuseen ayaa waxaa loo dilay aano qabiil […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.