Baydhabo (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa kulan amniga looga hadlay la yeeshay saraakiil ka tirsan maamulkiisa, xilli uu sii kordhayo cadaadiska ciidan ee uga imaanaya maleeshiyaadka taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in Aadan Madoobe uu saraakiisha, oo qaarkood uu taleefanka kula […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.