Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal qaraar oo mar kale ka qarxay bannaanka magaalada Baydhaba,kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda, kuwa Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo ciidamada daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen oo weeraray fariisimaha ciidanka. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu si gaar […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.