Muqdisho (Caasimada Online) – Villa Soomaaliya ayaa ugu dambeyn ku adkaatay loollankii ka socday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oomaalmahan ay dhaq-dhaqaaqyo culus ka wadeen siyaasiyiin kasoo horjeeda qorshaha Villa Soomaaliya. Dowladda dhexe ayaa dooneysa in magaaladan ay ka qabato doorashada HirShabelle, xilli siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Xawaadle ay tabasho ka qabaan […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.