Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Soomaaliya ay xayiraad fiiso ku soo
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.
Sept 19 (Jowhar)- Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyey baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Soomaaliya ay xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniinta Turkiga. Waaxda Turkiga u qaabilsan la dagaallanka wararka been abuurka ayaa sheegtay in wararkaasi ay yihiin xog aan sal lahayn oo lagu marin habaabinayo bulshada. […]
Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Soomaaliya ay xayiraad fiiso ku soo