Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, iyadoo magacaabistan ay hadda u gudubtay Aqalka Senate-ka si loo ansixiyo. Aqalka Cad ayaa 14-kii September sheegay in Kennington, oo kasoo jeeda gobolka California, loo magacaabay xilka “Safiirka aan Caadiga ahayn iyo Wakiilka […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.