Skip to main content
See every side of every news story
Published • loading... • Updated

Taliyaha Xoogga oo booqday dhaawacyadii la keenay Muqdisho + Sawirro

Summary by Caasimada Online
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta Isbitaalka Ciidanka Xoogga ku booqday ciidamadii kusoo dhaawacmay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, gaar ahaan dagaallada culus ee ka socda deegaannad Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa askarta soo dhaawacantay mid mid u wareystay xaaladdooda […]
DisclaimerThis story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.

Bias Distribution

  • There is no tracked Bias information for the sources covering this story.

Factuality Info Icon

To view factuality data please Upgrade to Premium

Ownership

Info Icon

To view ownership data please Upgrade to Vantage

Caasimada Online broke the news on Thursday, October 29, 2026.
Too Big Arrow Icon
Sources are mostly out of (0)
News
Feed Dots Icon
For You
Search Icon
Search
Blindspot LogoBlindspotLocal