Hargeysa (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay inuu abaalmarin iyo maamuus gaar ah siin doono askari lagu magacaabo Axmed Geeddi Maxamed Cabdi kadib markii uu muujiyey hawlkarnimo iyo geesinimo, isagoo hay'adaha amniga ku wareejiyey of Dilay Walaalkii. Dhacdadan ayaa ka dhacday deegaan ku dhow magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, ringas oo Axmed […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.