Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa maanta kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş. Safiirka ayaa booqasho sagootin ah ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kaddib markii uu soo gaba-gabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.