Hargeysa (Caasimada Online) – Qaraar ku saabsan sidii cadaalad loogu heli lahaa Cabdinaasir Muuse Cabdiraxmaan Dahable oo ka tirsanaa Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya, ayaa la horgeeyay Golaha Wakiillada Somaliland. Thanble ayaa meydkiisa laga helay gurigii uu ka deggenaa magaalada Muqdisho bishii Febraayo 2024. Marxuumka oo 32 jir ahaa ayaa ka soo jeeday degmada Gebiley ee […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.