Dowladda Itoobiya ayaa mar kale ku celisay in ay ka go'an tahay helitaanka marin madax-bannaan oo ay ka hesho Badda Cas, iyadoo Taliyaha Ciidanka Badda
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa mar kale muujisay sida ay uga go'an tahay inay hesho marin madax-bannaan oo Badda Cas ah, iyadoo hadallada kasoo yeeraya saraakiisheeda milateri ay sare u qaadeen walaaca laga qabo suurtagalnimada in xiisadda gobolka ay isu beddesho mid militari. Taliyaha Ciidanka Badda Itoobiya, Admiral Kindu Gezu ayaa sheegay in […]
Dowladda Itoobiya ayaa mar kale ku celisay in ay ka go'an tahay helitaanka marin madax-bannaan oo ay ka hesho Badda Cas, iyadoo Taliyaha Ciidanka Badda