Okt 31 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay saraakiil ciidan oo hoggaaminaysay ciidamadii ku dagaallamay deegaanka Jameeco ee gobolka Baay, kaddib markii la sheegay in baaritaan lagu sameynayo sababihii keenay khasaaraha iyo dib-u-dhaca ku yimid difaacyadii ciidanka. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in xabsiga loo dhaadhiciyay Gaashaanle Xasan Kaafi, oo ah Abaanduulaha Guutada 17-aad […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.