Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 169 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya, kuwaas oo muddo ku dhibaateysnaa gudaha dalkaasi. Diyaarad sidday muwaadiniinta la soo celiyay ayaa Muqdisho keentay 140 qof oo dhalinyaro u badan, waxaana si weyn garoonka Aadan Cadde ugu soo dhoweeyay masuuliyiin ka […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.