Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashooyinka ee heer federaal, gaar ahaan doorashada labada gole iyo tan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in 15-ka April-2027 ay dhici doonto doorashada xildhibaannada labada Aqal, si loo soo xulo xubnaha cusub ee Baarlamaanka […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.
Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hor yimid Jadwalka uu soo saaray Guddiga lagu muransanyahay ee Doorashooyinka ee uu Magacaabay Xasan Sheekh. Waxaan si xooggan u cambaaraynay…