Beledweyne (Caasimada Online) – Guddoomiyihii maamulka gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye ayaa caawa ku dhawaaqay inuu is-casilay, sababo la xiriira xiisadda ka taagan gobolkaasi ee ka dhalatay tabashada beesha uu kasoo jeedo Xawaadle ay ka qabto arrimaha maamulka HirShabelle. Muuse Salaad oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa is-casilaaddiisa la wadaagay hoggaanka sare ee Dowlad Goboleedka HirShabelle, […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.