Kismaayo (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) oo wareysi siiyay Shabelle Tv ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda adag ee Koonfur Galbeed iyo xiriirka kooxda Lafta-gareen kala dhexeeyo Jubbaland. Mahad Cabdiraxmaan oo sodog u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Gabeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.