Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), iyo wefdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safarro shaqo oo ay ku tageen dalalka Maraykanka iyo Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Safarradan ayaa qayb ka ahaa dedaallada diblomaasiyadeed ee uu Madaxweynaha Somaliland ku doonayo xoojinta xidhiidhka uu la leeyahay dalalka caalamka, […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.