Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee HirSHabelle, Cali Cabdullahi Cosoble oo qoraal soo saaray ayaa ka digay dhaq-dhaqaaqyada ka socda Beledweyne, isaga oo si gaar ah ugu eedeeyay madaxweyne ku xigeenka HirShabelle Yuusuf Dabageed iyo taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ku sugan magaaladaas oo xarun u ah Hiiraan. Cali Cosoble […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.