Nov 10 (Jowhar)- Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cabdifataax Xasan Afrax, oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa maanta la hadlay ciidamo hubeysan oo taageersan maamulkiisa, kuwaas oo lagu soo bandhigay gudaha magaalada. Cabdifataax Afrax ayaa ciidanka kula hadlay magaalada Beledweyne, isagoo faray inay ka shaqeeyaan nabadda iyo xasilloonida magaalada, isla markaana ay […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.