Beledweyne (Caasimada Online) – Beesha Xawaadle ayaa sheegtay inaysan aqbalayn doorasho aan laga gaarin heshiis siyaasadeed oo ay dhinacyadu ku mideysan yihiin, kaddib wadatashiyo dhowr maalmood magaalada Beledweyne uga socday siyaasiyiin iyo waxgarad ka tirsan beesha. Natiijada kulamadaas waxaa warbaahinta uga hadlay Xoghayihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, Xiirey Axmed Rooble, kaas oo sheegay in […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.