Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar muddo qaatay oo uu ku joogay dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta. Waxyaabaha indhaha soo jiitay ee lagu arkay soo dhaweyntiisa ayaa ahaa laba gaari oo kuwa gurmadka degdegga ah ee Ambulance, kuwaas oo qayb […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.