Hargeysa (Caasimada Online) – Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa si adag uga fal-celiyay hadal dhawaan kasoo yeeray Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo ku aadanaa aqoonsiga ay Somaliland ka heshay maamulka Israa’iil. Xamza Cabdi Barre oo wareysi gaar ah siiyay Dawan TV ayaa shaaca ka qaaday in aanu jirin taageero ballaaran oo aqoonsiga […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.