Washington (Caasimada Online) – Faalleeyaha siyaasadda Mareykanka Tucker Carlson ayaa ku dooday in dagaalka ka socda Iran uu leeyahay ujeeddo ka ballaaran wiiqidda Tehran, isagoo sheegay in Israel ay dooneyso inay daciifiso dalalka Khaliijka, isla markaana ciidamada Mareykanka laga saaro gobolka si ay u hesho awoodda ugu sarreysa Bariga Dhexe. Carlson, oo wareysi siiyey barnaamijka [...]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.