Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa digniin cusub oo dhinaca amniga ah u dirtay muwaadiniinteeda, iyadoo uga digtay inay u saffraan aagga Doolow ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, sababo la xiriira walaac laga qabo xaaladda amni ee deegaanka. Warbixinta digniinta ayaa xustay in qaybo ka mid ah Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo dhulka ku […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.